Guddoomiyaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo bogaadiyay go’aankii Golaha Wasiirada ee ay shalay sharci darro ku tilmaameen in Ururka ONLF uu yahay urur argagixiso ah iyo dhiibistii Cabdi kariin Muuse Qalbi-dhagax.