Muxaadiro ku saabsan Ganacsiga xaaraanta ah iyo mid xalaasha ah ayaa qaar ka mid ah Culumada Puntland u qabteen ganacsatada magaalada Bosaaso,Waxaana kulankan soo qaban qaabiyay qaar ka mid ah shirkadda ganacsi ee magaalada Bosaaaso. #subscribe #ismailabdimalik #group5kaamerica