WARKA SOMALI CHANNEL Shir looga hadlayay faya dhawrka oo Gaalkacyo ka dhacay  23 10 2012

WARKA SOMALI CHANNEL Shir looga hadlayay faya dhawrka oo Gaalkacyo ka dhacay 23 10 2012

Shir looga hadlayo caafimaadka iyo fayadhowr Magaaladda Gaalkacyo ayaa waxaa uu ka dhacay isbitaalka weyn ee Magaaladda Gaalkacyo, dhinaca kala waxaa xariga laga jaray Xarun cusub oo lagusoo kordhiye isbitaalka weyn qaybta ay maamulsho hay'adda MSF holland.