QGIS Full Tutorial: Working with vector data and creating a map (Somali)

QGIS Full Tutorial: Working with vector data and creating a map (Somali)

Soo dhawaada saaxiibayaal, Muuqaalkan dheer waxaynu ku barandoonaa Tutorial dhamaystiran oo QGIS, oo iskugu jira theory iyo practical. In ka badan 75% tutorialkani wuxuu noqon doonaa practical. Waa muuqaal aad u dheer, laakiin waxaan hubaa inaad waxbadan ka baran doonto hadaad dhamaysato. Kasoo qaad inuu yahay GIS/QGIS course kooban oo loogu talo galay dadka GIS/QGIS ku cusubyahay. ##################################################### Chapters: 0:00 Intro 02:02 GIS data types, attribute table, and map elements (Theory) 25:33 Downloading and extracting this tutorial data 30:23 Adding vector/shapefile and .CSV/Excel file into QGIS 44:29 Labelling vector data 54:44 Styling vector data 1:05:53 Creating a map 1:36:39 Exporting map as .PDF and .PNG 1:40:24 Wrap up ##################################################### LINKS: Halkan kasoo daji Data-da aan isticmaalayno kooraskan: https://drive.google.com/file/d/1huER... QGIS Basemaps tutorial:    • Afar qaab oo aad BASEMAPS usoo galin karto...   Downloading and Installing QGIS video link:    • Sidee loo soo download gareeyaa QGIS kadib...   Downloading and installing 7-zip software: https://www.7-zip.org/ ##################################################### FOLLOW AND SUBSCRIBE MY YOUTUBE Email: [email protected] WhatsApp: +252 63 4707301 #gis #qgis #mapping #spatia analysis DAAWASHO WACAN!!!