Madaxweyne Farmaajo iyo Raysal wasaare Rooble oo ka heshiiyay khilaafkii soo kala dhex galay

Madaxweyne Farmaajo iyo Raysal wasaare Rooble oo ka heshiiyay khilaafkii soo kala dhex galay

Kulan ay yeesheen madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Maxmed Xuseen Rooble ayaa xal looga gaaray khilaaf siyaasadeed ee soo jiitamayay muddada dheer.